Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn loogu soo dhaweeyay Deegaan laga dhigay Degmo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hogaaminayo oo xalay soo gaaray degmada Wisil ee gobolka Mudug ayaa waxaa munaasabad ballaaran oo soo dhawayn ah loogu sameeyay degmada Wisil. Madaxweynaha oo lahadlay shacabka degmada Wisil ayaa ku ammaanay shacabka iyo maamulka degmada Wisil oo kaashanaya ciidamada Daraawiishta Galmudug, sida geesinimada leh ee … Continue reading Madaxweyne Qoor Qoor oo si weyn loogu soo dhaweeyay Deegaan laga dhigay Degmo (Daawo Sawirada)